Ciidanka Dowladda Federaalka NISA ayaa la filayaa in dhammaadka 2024 ay ciidanka ATMIS kala wareegaan gabi ahaanba Amniga Somaaliya.
Sharuuda ugu weyn ee arrintaas ku xiran ayaana ah in ay Soomaaliya leedahay ciidan dhan 24k marka lagaaro december 2024.
Lataliyaha Amniga Qaranka Hussein Sheikh Ali ayaa sheegay in ay rajeenayaan inta uusan dhammaanin sanadka 2023 in Soomaaliya ay yeelanayso ciidan dhan 15 kun oo askari .
Haddii deadline-ka Somaaliya ku diyaarin weeyso ciidan intaa la eg waxa ay u muuqata in ciidanka ATMIS heli donaan muddo kordhin hadeey u yaraato sanad ah

