Diyradii ku dhacday airport aadan cadde international iyo sida ay udacday

Diyaarad ay leedahay Shirkadda Halla Airlines oo ka soo duushay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ku dhacday garoonka diyaaraha ee Aadan Cadde ee Magalaada Muqdisho.

Rakaabkii saarnaa diyaaraddaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu soo gaaray dhaawacyo fudud.

Diyaaradad oo uu dab kacay ayaa ugu dambeyntii la damiyay.

Waxaa marka hore soo baxayay warar sheegaya inay diyaaraddaasi saarnaayeen ra’iisal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Cali Gaas iyo Cumar Cabdirashiid balse diyaaradda dhacday ma ahayn midda ay saarnaayeen mas’uuliyiintaas.

Latest articles

spot_imgspot_img

Related articles

Leave a reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_imgspot_img