Afar qof ayaa la soo badbaadiyay halka saddex kalena la la’yahay ka dib markii diyaarad ay ku burburtay xeebta meel u dhow oo aheed goob caan ah oo loo dalxiis tago oo ku taal Galbeedka Dalka Australia ilaa iyo haatan ayaan laamaha gurmadka deg degaa shaacin sababta riday diyaaradaa

