Madax weyne rajib dayib ordigan oo war baahinta lahadlay ayaa sheegay in ay tahay qadar ilaahay basle ubaahan yihiin caawinaad deg deg ahburburka ka dhashay dhul gariirka turkiga.
Dalalka turkiga iyo suriya ayaa saaka 4tii subaxnimo ku baraarugay dhul gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 7.5.
Ilaa hadda waxaa ku naf waayay 1014 qof, halka ku dhowaad 6kun oo qof ay ku dhaawacmeen, waxaana wali socda gurmadka.
Turkiga ayaa qaylo dhaan u dirsatay dalalka caalamka, waxaana ilaa hadda shaaciyay inay gurmad u fidinayaan ku dhowaad 45 dal.
Maxaa sababay dhul gariiska Ka dhacay Turkey iyo Suuria
Related articles